Dowladda Soomaaliya oo qatar la saxiixday Heshiis Dib u dhis ah .

Khamiis 27 Aug 2026 {HMC}  Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC).

QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda. Xaruntu waxay bixisaa barnaamijyo loogu talagalay madaxda sare, shaqaalaha dowladda iyo hoggaamiyeyaasha soo kacaya.

Heshiiskan ayaa muhiim u noqon kara dhisidda Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, taas oo noqon karta xarun lagu horumariyo xirfadaha hoggaamineed, maamulka dowliga ah iyo tayada shaqaalaha hay’adaha dowladda, iyadoo qayb ka noqonaysa ajandaha isbeddelka qaran ee Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Booliska Dowlada Deegaanka Soomaalida oo qabtay Haweeney Xaday Ilmo Lix Bilood jiro.

Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Booliska Dowlada Deegaanka Soomaalida oo kaashanaya Hay’adaha amniga magaalada Awaday ee Deegaanka Oromiya, ayaa soo qabtay Jaaltu Maxamed, oo...