Wafdiga Maraykanka & Iiraan ee wadahadlaya oo gaaray goobta wadahadalka.

     Axad ‘  21 ;June 2026 {HMC}Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka J.D. Vance ayaa soo gaaray dhismaha Hotelka Burgenstock ee dalka Switzerland halkaas oo uu wadahadal kula yeelanayo wafdiga ka socda Iiraan.

Wadahadalka oo booqday Jimcihii ayaa maanta oo Axad ah qabsoomaya, waxaana lagu wadaa in labada dhinac ay si toos ah ugu wadahadlaan qodobada miiska saaran.

Maraykanka ayaa xoogga saaraya wadahadalka Iiraan inkasta oo ay jiraan dhaliilo uga imaanaya dhina Israa’iil.

La soco wixii kasoo kordha

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Golaha Mustaqbalka oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada Federaalka ee guddigu soo saaray.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC}  Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka ayaa si adag uga horyimid jadwalkii doorashada Federaalka ee dhawaan ay soo saareen...