Isniin June 8, 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa magaalada Qardho caawa ku xirtay Caaqil Maxamed Salaad oo ka mid ahaa odayaal maalmo ka hor faras ku maamuusey Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud.
Madaxtooyada ayaa ka cadhootay maamuuska Xasan Shiikh oo ay diidan tahay xil hayntiisa, balse waxa lays weydiinayaa Madaxtooyadu goorma ayey tallaabi ka qaadi ciidamada DFS ee gudha Ppuntland jooga, si la mid ah caaqilka?

