20 qof ayaa ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Sanaag.

Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac badan ayaa dhacay deegaanka Laaso oo u dhexeeya deegaannada Carmale iyo Daarasalaam ee bariga gobolka sanaag.

Dagaalka oo bilowday shalay, islamarkaana soo gaaray ilaa xalay wuxuu sababay dhimashada in ka badan 20 ruux iyo dhaawaca tiro intaas ka badan, wuxuuna u dhexeeyaa labo beeleed oo isku dhow, kana soo wada jeeda beesha Warsangeli.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo Isku diyaarinaayo iscasilaad, Kadib guuldaradii Doorashada.

Jimco 6 Nov 2026 {HMC} Mid ka mid ah magacyada ugu muhiimsan maamulka Trump, ayaa isku diyaarinaya inuu is casilo, si uu u badbaadiyo...