Khamiis ,24 Sep 2026 {HMC} Wasiirka Howlaha-guud ee Soomaaliya ahna Xildhibaan DFS ku metela Awdal, Ayuub Ismaaciil: “Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa, tan & shalay, khudbadihii laga jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay iyo kulamo-doceedyadii aan la qaadannay diblamaasiyiinta adduunka iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah, waxaa dib loo adkeeyey qaranimada, midnimada, xurmadda dhuleed, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya.”

