Hindiya oo Markab Iiraan laga leeyahay ka Furatey Burcad-badeed Soomaaliyeed.

isniin 2 Nev 2026 {HMC} Dowladda Hindiya ayaa shaacisey in ay xoog kaga furatay burcad-badeedda Soomaalida markabka Azini oo laga leeyahay dalka Iiraan, kaas lagu haystay xeebaha bari ee Puntland, waxa Hindiya sida oo kale ay gacanta ku dhigtay qayb ka mid ah burcad-badeedda.

Wasiirka Difaaca Hindiya, Rajnath ayaa sheegey in ay howlgal bad & cir ah ku furteen markabka ayna sii wadayaan in ay tallaabooyin adag ka qaadaan guud ahaan burcad-badeeda Soomaalida.

Hindiya ayaa gacanta ku haysa boqolaal burcad-badeed Soomaali ah, kuwaa oo u badan deegaannada Puntland.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Gorgor ee Baraawe.

isniin 2 Nev 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la...