Sabti 28 Nov 2026 {HMC} Allah ha u naxariistee waxaa goor dhaw geetiyooday Maxamed Yuusuf oo ahaa Darwal ku shaqaysta Uber oo dhawaan lagu dhaawacay gobolka Minnisota,
Marxuumka waxa isaga oo gaarigiisa wata dhaawacay nin sheegay in uu ka xanaaqsan yahay magaciisa Maxamed isaga oo ku ceejiyey suunkii uu xinaa ilaa uu miyir beelo.
Ninkii ka dambeeyay weerarka Maxamed Yuusuf ayaa damaanad lagu sii daayay sida ay sheegeen warbaahinta Mareykanka.
Allaha u naxariisto

