Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Amni ku Tagay Baydhabo.

Khamiis 26 Nov 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Taliyaha ayaa kormeerkiisa diiradda ku saaray u kuurgelidda xaaladda amni ee magaalada iyo deegaannada ku xeeran, isagoo warbixinno ka dhageystay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan halkaasi, kuwaas oo ka warbixiyay xaaladda amniga, howlaha ciidanka iyo qorshayaasha lagu xoojinayo sugidda amniga.

Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ee lagu xoojinayo amniga, kor loogu qaadayo heeganka ciidanka, laguna xaqiijinayo nabadgelyada shacabka Soomaaliyeed

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Muqdisho oo Aas Qaran loogu Sameeyay Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

Khamiis 26 Nov 2026 {HMC} Waxaa maanta aas ballaaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho AUN Dr. Cali Cabdullaahi Cosoble. Waxaa uu sanadki 1962 ku dhashay magaalada...