Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Hiiraan.

Isniin 20 July 2026 {HMC} Ururka 163-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan, kuwaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaariijta.

Howlgalladan ayaa ujeeddadoodu tahay burburinta fariisimaha, godadka iyo goobaha ay Khawaariijtu u adeegsadaan gabaad, abaabul iyo qorsheynta falalka amni-darrada.

Sidoo kale, howlgalka waxaa barbar socda duqeymo dhanka cirka ah oo ay iska kaashanayaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan Khawaariijta.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha

Talaado 8, Sep 2026 {HMC} Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla...