Darawal Soomaali ah oo Uber u shaqeynayay oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar ka dhacay Minnesota..

Sabti 28 Nov 2026 {HMC} Allah ha u naxariistee waxaa goor dhaw geetiyooday Maxamed Yuusuf oo ahaa Darwal ku shaqaysta Uber oo dhawaan lagu dhaawacay gobolka Minnisota,

Marxuumka waxa isaga oo gaarigiisa wata dhaawacay nin sheegay in uu ka xanaaqsan yahay magaciisa Maxamed isaga oo ku ceejiyey suunkii uu xinaa ilaa uu miyir beelo.

Ninkii ka dambeeyay weerarka Maxamed Yuusuf ayaa damaanad lagu sii daayay sida ay sheegeen warbaahinta Mareykanka.
Allaha u naxariisto

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hoggaamiyaha Suudaan Al-Burhan oo Dalalka Deriska ah ku Eedeeyay inay Lacag ku Qaateen La Dagaallanka Suudaan

Sabti 28 Nov 2026 {HMC} Hogaamiyaha Suudaan, General Abdifatah Al Burhan ayaa sheegay in dalalka deriskooda ah la siiyay lacag si ay ula dagaalaman...