Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Norway, Åsmund Aukrust ayaa kulmay dhigiisa Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya
“Soomaaliya waxay samaysay hormar wanaagsan sannadihii u dambeeyay. Si kastaba ha ahaatee, waxaan ka walaacsanahay xaaladda amniga iyo khilaafaadka la xiriira doorashooyinka qorshaysan. Hoggaanka siyaasadeed ee Soomaaliya waa inuu raadiyaa is-afgarad siyaasadeed, isla markaana fududeeyaa wada-hadal siyaasadeed oo loo dhan yahay,”.
Norway waxa kale oo ay sheegtay in ay diidantahay Caruurta wadankeeda ku dhashay ee loo soo qaado Soomaaliya si qasab ah. Dad Soomaaliyeed ayaa caruurtooda u soo wada Soomaaliya si ay quraanka ugu bartaan gudaha dalka ama loogu dhaqanceliyo

