Khamiis 15 Oct 2026 {HMC} Koonfurgalbeed: Xoogagga Laftagareen ayaa la wareegey magaalada muhiimka ah Burhakaba, iyada oo noqoneysa magaaladii labaad ka dib Qansaxdheer oo ay todobaadkan galeen.
Maamulka Aadan Madoobe ayaa sheegey in kooxda AS ay la socoto, garabka garabka Laftagareen ayaa se iyagu diidey eeddaasi.
DFS ayaa iyadu xoojisey ammaanka caasimadda maamulka ee Baydhabo, waxayna cunaqabatayn saartay Laftagareen & xukuumaddiisii la saaray, weli se waa kuwo dagaallamaya.

