Khamiis 8 Oct 2026 {HMC} Ciidankii ugu badnaa ayaa Caawa Laga qaaday Magaalada Beledweyne laga qaaday iyagoo ku biirayo Ciidanka Xooga Dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Hiiraan ka qortay boqolaal dhalinyaro ah kuwaas oo dhawaan tababar loogu qaadaayo dugsiga tababarka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA CIIDANKA BALADWEYNE LAGA QAADAY.

