Itoobiya oo ka carootay ku biirista Soomaaliya ay ku biirtay isbaahaysiga Masar, Eriteriya iyo Suudaan.

Talaado 6 Oct 2026 {HMC} Sida ay daabacday wakaaladda wararka Itoobiya; Xukuumadda Abiy ayaa ka carootay  ku biirista Soomaaliya ee isbaahaysiga Masar, Eriteriya & Suudaan, iyada oo Madaxweyne Xasan ku tilmaantay in uu khiyaamay!

Itoobiya waxa ay ku andacootay in ay naf iyo maal u hurtay dhismaha & amniga dadka Soomaaliyeed oo ilaa maanta askarteedu ku dhimanayaan Baydhabo ilaa Beledweyne, balse deriskeeda (DFS) ay ka safatay.

AddisAbaba waxa ay ku goodisey in nabad-waarta aysan Geeska Afrika ka hirgalayn, iyada oo la diidan yahay xuquuqdeeda adeegsiga biyaha webiga ilaa badda.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Howlgal qorsheysan oo laga Fuliyay Labada Shabelle.

Talaado 6 Oct 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey...