WAR DEG DEG AH: Shirka Wadatashiga Masar, Soomaaliya, Suudaan iyo Eritrea oo War laga soo saaray.

Axad 4 Oct 2026 {HMC} Madaxda Soomaaliya, Masar, Suudaan iyo Eretariya oo kulan saacado qaatay ku yeeshay magaalada El Alamein ayaa ku baaqay in la ilaaliyo Midnimada Soomaaliya, iyagoo ka horyimid go’aan kasta oo lagu kala goynayo dalka.

Madaxda ayaa isku afgartay in ay iskaashadaan sugida Amniga Badda Cas gaar ahaan in Maraakiibta ay si caadi ah u maraan Baab Almandab.

Sidoo kale, waxaa ay isku soo hadal qaadeen Khilaafka Webiga Nile gaar ahaan Biyo xireenka Itoobiya, iyagoo ka digay dal gaar ah ku xadgudbo sharciga caalamiga ah.

Ugu dambeyn waxaa ay ku baaqeen in la ilaaliyo Madaxbannaanida dalka Suudaan, iyagoo xusay in afartan dal ay ka mideysan yihiin difaaca, xilli kastana ay kulmi karaan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

WAR DEG DEG AH Mucaaridka oo Shuruud ku Xiray Wada-hadalka Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Mucaaridka Muqdisho ayaa tilmaamay in aysan wada-hadal la gayn Dowladda ilaa ay si cad u sheegto in ay talada...