Madaxweyne Xasan shiikh oo Warbixin ka dhageystay Taliska Sarre ee Ciidanka Soomaaliya.

Axad 30 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa sharaxaad ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu ciribtirayay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta. Sidoo kale, Taliyaha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyay qorshayaasha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo hagayo mustaqbalka dhow iyo kan fogba.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amray Taliska Ciidanka inay laba jibbaaraan howlgallada lagu ciribtirayo cadowga umadda Soomaaliyeed, isla markaana la dardargeliyo casriyeynta iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" twitter="tagdivofficial" youtube="tagdiv" style="style8 td-social-boxed td-social-font-icons" tdc_css="eyJhbGwiOnsibWFyZ2luLWJvdHRvbSI6IjM4IiwiZGlzcGxheSI6IiJ9LCJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMzAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3Njh9" custom_title="Stay Connected" block_template_id="td_block_template_8" f_header_font_family="712" f_header_font_transform="uppercase" f_header_font_weight="500" f_header_font_size="17" border_color="#dd3333"]

WARARKA

Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran oo xaqiijiyay weerarkii Maraykanka ee Jasiiradda Lark.

Axad 30 Aug 2026 {HMC} Waaxda xiriirka dadweynaha ee Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa xaqiijisay weerarka ka dhacay Jasiiradda Lark, waxayna sheegtay in weerarka...