{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Cusub ku tababareyso Gobolka Bakool.

Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes

Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga oo kormeeray goobaha ay ku tababaraan & Qalabka ciidan ee lagu tababarayo, waxaana ay warbixinno ka dhagaysteen Macallimiinta ciidamadaas tababarka siinaya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaysa Ciidamada Xoogga Dalka, ujeedka waa in ciidamadaas ay isu diyaariyaan mas’uuliyadda la wareegista Amniga Dalka maadaama Midowga Afrika uu dhowaan sheegay in uu gacanta u galiyo mas’uuliyaddaas Amni.Exploring African Heritage

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishaan tababar ugu soo celiyay ciidamo lagu tababaray deegaanka Xananbuure Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Itoobiya oo ku dhow in ay dhammeystirto mashruuc kale oo biyo xireen ah oo isna laga dhalinaayo koronto.

Jimco, 28, August 2026 {HMC}  Itoobiya ayaa ku dhow inay dhammeystirto mashruuc kale oo biyo xireen laga dhalinayo koronto oo ay ku baxayso $3.38...