Dowladda Mareykanka oo hal Arin ku amaantay Soomaaliya.

Isniin 24 Aug 2026 {HMC} “Diidmada in Soomaaliya ay noqoto meel ay ku nabadgalaan dambiilayaashu, iyo natiijooyin la taaban karo: Baarayaasha NISA iyo Booliska Soomaaliyeed oo Mareykanku tababaray ayaa soo bandhigay natiijooyin wax ku ool ah, iyagoo gacan ka geystay in FBI-du Muqdisho ku qabato qof baxsad ah oo Mareykanka ka cararay.

Hirgelinta sharciga ee ku saleysan siyaasadda ‘America First’ waxay Soomaaliya iyo Mareykankaba ka dhigaysaa kuwo ammaan badan.” safaaradda Maraykanka oo ka hadashay tababar mudo sanad ah socday oo la siiyay saraakiisha Booliska, NISA iyo xeer ilaalinta ciidanka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Maxay maxkamaddu u cuskatay laalista doorashadii ka dhacday Galmudug.?

Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Waxay sheegtay maxkamaddu in go'aankeeda ay u cuskatay qodobo dastuuri ah iyo xeerka ama sharciga doorashada ee Soomaaliya ee...