saraakiil iyo saraakiil-xigeenno waxbarasho iyo tababaro ciidan ka helay dalalka Türkiye, Talyaaniga iyo Shiinaha oo Muqdisho laga diray,

Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Dowladda FederaalkaSoomaaliya ayaa maanta sagootisay saraakiil iyo saraakiil-xigeenno waxbarasho iyo tababaro ciidan ka helay dalalka Türkiye, Talyaaniga iyo Shiinaha.

Tababaradan ayaa lagu xoojinayaa aqoonta, xirfadaha iyo hufnaanta Ciidanka Badda, si saraakiishu dalkooda ugu soo celiyaan khibrad iyo aqoon casri ah oo ay uga qeyb qaataan ilaalinta xeebaha, biyaha iyo amniga qaranka.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Maxay maxkamaddu u cuskatay laalista doorashadii ka dhacday Galmudug.?

Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Waxay sheegtay maxkamaddu in go'aankeeda ay u cuskatay qodobo dastuuri ah iyo xeerka ama sharciga doorashada ee Soomaaliya ee...