Qorshe lagu weerarri lahaa Aqalka Cad ee Mareykanka oo La fashiliyay.

Talaado 16, June 2026 {HMC} BI-da Mareykanka ayaa sheegtay inay fashiliyeen qorshe lagu weerarri lahaa Aqalka Cad ee Mareykanka inta ay xalay ka socotay ciyaar tartanka feerka ee UFC,

Ka hor inta aan la fashilin weerarka waxaa aqalka ku sugnaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump sida uu waxyar ka hor sheegay agaasimaha hay’adda amniga iyo sirdoonka gudaha ee FBI-da , Kash Patel.

La sheeginta cida fulin rabtay weerarka la fashiliyay ee Lagu qaadi rabay Aqalka Cad ee Mareykanka iyo tirada dadka weerarka fulin rabay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...