Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo doollar.

Isniin 15 june 2026 {HMC} Madaxa arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay, Tom Fletcher, ayaa Axaddii ku dhawaaqay in lacagtan laga sii daayay sanduuqa gurmadka degdegga ah si looga hortago macluul ka dhalata Soomaaliya.

Waqtigan xaadirka ah, ku dhowaad 6 milyan oo qof, oo ay ku jiraan 1.9 milyan oo xaalad aad u daran ku sugan, ayaa wajahaya gaajo ba’an oo ka jirta Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...