Maamulka Jubbaland oo soo bandhigay ciidamo cusub

Axad 14 Juun 2026 {HMC} Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay ciidamo maalmaha soo socda howlgallo Militeri ka billaabi doona deegaannada Maamulkaasi.

Axmed Madoobe ayaa tababar u soo xiray ciidanka oo loo bixiyay ururka gaarka ah ee Duufaan oo ka tirsan Daraawiishta Jubbaland.

Sida ay baahisay Madaxtooyada Kismaayo, Hoggaamiyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay billaabaan howlgallada, iyagoo kaashana aqoonta iyo khibradihii ay heleen.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey ciidamada dadaalka ay muujiyeen muddadii uu tababarku socday, isagoo ku dhiirrigeliyey inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka qaran ee loo igmaday.

Dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa intiisa badan waxaa ku sugan AS gaar ahaan dhul beereedka gobollada Jubada Dhexe iyo Jubbalad Hoose

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...