Maraykanka & Iiraan oo manata kala saxiixanaya heshiiska lagu soo afjarayo colaadda

Axad 13 Juun 2026 {HMC} Maraykanka iyo Iiraan ayaa maanta kala saxiixanaya heshiis si dhammaystiran loogu wado in uu usoo afjaro c olaaddalabada Dal ee xooggaysatay 28kii Febaraayo ee sanadkaan kaddib markii duullaan culus lagu qaaday Xukuumadda Tehran.

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa si cad u sheegay in heshiiska ay garwadeenka ka yihiin Pakistan, Qatar iyo Dalalka kale ee ku baxay xal u helista colaaddaas maanta qallinka lagu duugayo sida uu hadalka u dhigay.

Donald Trump ma bixin faahfaahin la xiriirta qodobada lagu heshiiyay maadaama maalmihii u dambeeyay dalabaadka miiska saaran ay kamid ahaayeen qodobo culays ku ah Washington sida hab maamulka Hormuz iyo kuwo kale.

Iiraan ayaa saacado kahor sheegtay in wadahadallada socda ay ku dhow yihiin kuwo lagu kala saxiixdo heshiisyo xabbad-joojin waarta, Tehran ayaa ka digtay in Israa’iil ay samayso ficillo dhaawacaya heshiiskaas maanta qallinka lagu duugayo.

La soco wixii kasoo kordha

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...