Duqa magaalada Toronto oo Garsoore Cumar Cartan martiqaaday.

Khamiis, 11 June 2026 {HMC} Garsooraha heerka caalami ee u dhashay Soomaaliya Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa soo dhoweyn ballaaran kala kulmay caalamka, kadib markii dowlada Maraykanka ay u diiday inuu galo dalkeeda.

Duqa magaalada Toronto Oliva Chow ayaa ku martiqaaday Garsoore Cumar inuu yimaado magaaladeeda ayna soo dhoweynayaan.

Xiriirka kubbada cagta ee qaarada Yurub ayaa sheegay inuu garsoore Cumar dhexdhexaadin doono ciyaar UEFA SUPER CUP oo ay isaga hor imaanayaan labada kooxood ee horyaalka UEFA Champions League iyo UEROPE League ku kala guulaystay, waa PSG iyo Aston villa

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...