Aadan Madoobe ayaa loo doortay Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Arbaco, 10 June 2026 {HMC} Aadan Madoobe, ayaa ku guulaystay doorashada hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dowladda federaalka ayaa maamulkaasi ka qabatay doorasho qof iyo cod ah oo ay mucaaradku sheegeen inay hareeyeen madmadow badan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Iiraan oo ka walaacsan Xaalada Dalka Yemen kadib Duulaan Culus uu ku qaaday Sacuudiga.

Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Dowladda Iiraan ayaa ka walaacsan Xaalada Dalka Yemen kadib markii Dowladda Sacuudiga ay Duulaan xoogan ku qaaday Kooxda Xuutiyiinta...