Bandoow lagu soo rogay Baydhabo inta lagu guda jiro doorashada Maalinta berri ah ka dhaceyso Halkaas.

Talaado, 9 June 2026 {HMC} Taliska Ciidanka Boliiska wuxuu ku wargelinyaa Dhamaan bulshada ku dhaqan Gobolka Baay gaar ahaan Magaalada Baydhaba, in beri oo ah Taariikhda 10 Jun 2026, waxay ku asteysantahay maalinta Doorashada Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.

Sidaas daraadeed, si loo sugo Amniga iyo Nabadgalyada Guud ahaan iyo gaar ahaan tan Doorashada, waxaa la la socdsiinayaa Bulshada weynta Koonfur galbeed Gaar ahaan Reer Baydhada Talaabooyinka Soo Socda ; –

1. In ay beri Magaaada Baydhabo Bandow tahay oo aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ah gaadiid iyo lug intaba , marka laga reebo gaadiidka Ciidamada Amaanka, Masuuliyiinta, Gurmadka Degdega ah iyo dadka dhoofaya Basaska loo diyaariyey
2. Wixii gurmad caafimaad ah ama xaalada deg deg ah oo ay buldhada u baahan karto , waxaa loo diyaariyay gaadiidka Gurmadka deg dega oo lagala xariiri karo goob kasta oo ay joogaan Ciidamada Amaanka ,Maamulka Degmada.

Iuo Askari kugu dhaw ee aad la kulantoFG:- Dhamaan Ciidamada Amaanka Waxaa la farayaa in aysan ridi karin wax rasaas ka hor ama kadib Doorashada Hoggaamiyaha , Cidii lagu helo waxaa la horgeyndoonaa Maxkamada Awooda u leh.

Shacabka Magaalada Baydhawa , waxaa lagu wargelinayaa wixii amniga qatar ku ah ama ay ka Shakiyaan in ay la socodsiiyaan Ciidanka Amaan ee ugu dhow

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...