Wiil Soomaali ah oo lagu dilay goobti lagu tukanayay Saalada Ciida.

Khamiis 28, May 2026 {HMC} Khaalid Mohamed ayaa maanta lagu toogtay goobti salaada ciida lagu tukanayay ee Centerbury Park ee magaalada Shakopee ee gobalkan Minnesota.

Wiilka oo 26 sano jir ahaa ayaa waaxaa lagu dhuftay shan xabadood, waxaana soo gaaray dhaawac culus oo sababay in ugu dambayn uu hadda u geeriyoodo.

Sida wararka aan ku helayo waxaa dilay wiilkale oo Soomaali ah

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...