Wadamada Islaamka oo soo horjeestay tallaabada Somaliland ay safaaradda uga furanayso magaalada Quddus.

Axad 24 May 2026 {HMC}  Sacuudi Carabiya, Qadar, Jabbuuti, Masar, Urdun, Turkiga, Pakistan, Indonesia, Soomaaliya, Falastiin, Cummaan, Suudaan, Yemen, Muritaanita iyo Lubnaan ayaa si adag uga soo horjeestay tallaabada Somaliland ay safaaradda uga furanayso magaalada Quddus ee la haysto.

“Lama aqbali karo in Gobolka Somaliland uu safaarad ka furto Quddus oo la haysto, waxay jabinaysaa shuruucda caalamiga ah, waxayna xadgudub cad ku tahay magaalada barakaysan ee Quddus oo ah caasimadda Falastiin.

 

Warsaxaafadeedka dalalkan ayaa lagu yidhi oo sida oo kale taageerey midnimada, madax-banaanida & wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Dalalkan kuma jiro Imaaraadka Carabta oo saameyn ku leh Carabta & Galbeedka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo gaaray Dalka Shiinaha.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...