Turkiga oo kordhiyay taageerada ay siiso ciidamada gaarka ah ee Gorgor ee Soomaaliya.

Khamiis May 28, 2026 {HMC} Warbixin lagu daabacay bogga Military Africa ayaa lagu sheegay in dowladda Turkiga ay kordhisay taageerada ay siiso ciidamada gaarka ah ee Gorgor ee Soomaaliya, iyadoo siisay tababaro casri ah iyo taangiyo dagaal.

Warbixinta ayaa xustay in ciidamada Gorgor lagu barayo adeegsiga taangiyada, gaadiidka gaashaaman iyo dagaallada casriga ah si loo xoojiyo awoodda ciidanka Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...