Sacuudiga oo soo dhoofsaday Xoolo uu qiimahooda ku kacaayo $5.3 bilyan oo dollar.

Isniin May 25, 2026 {HMC} Hay’adda Tirakoobka Sacuudiga ayaa warbixin ay maanta baahisay waxaa lagu sheegay in Sacuudiga uu shantii sanno ee la soo dhaafay soo dhoofsaday xoolo nool oo qiimahoodu uu gaarayo $5.3 bilyan oo dollar.

Warbixintan waxaa kaloo lagu soo bandhigay dalalka ugu badan ee xoolaha u dhoofiya Sacuudiga iyo muddadaa qiimaha xoolaha ay dhoofiyeen;

1. Suudaan , waxay Sacuudiga u dhoofisay xoolo
nool oo isku darka shantii sanno ee u dambeysay uu qiimahoodu gaarayo $2.53 bilyan
2. Soomaaliya ayaa sidoo kale xoolo qiimahoodu gaarayo $910 milyan u dhoofisay Sacuudiga.
3. Jordan ku dhowaad $480 milyan
4. Romania ku dhowaad $290 milyan
5. Jabuuti ku dhowaad $270 milyan

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Iran oo abaal-marin lacageed u ballan qaadday haweenka Wadankooda.

Agoosto, 16, 2026 {HMC} Taliyaha sare ee ciidamada Iran, Amir Hatami, ayaa sheegay in dowladda Iran ay $60,000 abaalmarin ahaan u siin doonto haweeney...