Madaxweyne Xasan oo Odayaal iyo Ganacsato Beesha Ciise Harti kala Hadlay Sida ay qeyb uga noqon lahaayeen Dagaalka AS

Axad 24 May 2026 {HMC} Kulanka ayaa diirada lagu saaray dardargalinta dib u xureeynta deegaanada AS kaga suganyihiin Hirshabeele dowlad wanaaga iyo taageerada ay u hayaan dowlada iyo laamaha amniga.

Xubnaha kulanka ka qeybaglay iyo Madaxweynaha ayaa hoosta ka wada xariiqay muhimada amniga caasimada iyo in laga wada shaqeeyo xoojintiisa

Odayaasha Beesha Ciise Harti ayaa sidoo kale ka mahadceliyay doorka Xukuumada èe horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Madaxwyenaha ayaa dhinaciisa sheegay in doorka Odayaasha dhaqanka ee nabada uu yahay mid ay dawladda ka mahad celineyso loona baahanyahay in laga wada shaqeeyo si isku duubni iyo wadajir leh

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...