Imaaraadka oo markii u horreysay ku biiray ololaha ay wadaan Sacuudiga iyo Qatar.

Jimco 22 May 2026 {HMC} Imaaraadka Carabta ayaa markii u horreysay ku biiray ololaha ay wadaan Sacuudiga iyo Qatar ee looga hortagayo Mareykanka inuu dib u billaabo dagaalka Iiraan , iyagoo ku cadaadinaya Trump inuu fursad siiyo diblomaasiyadda iyo wada-hadallada lala leeyahay Iiraan halkii dib loo bilaabi lahaa dagaal militari, sabab la xiriirta cabsi ay dalalkan ka qabaan in dagaal cusub uu qalqal geliyo gobolka isla markaana dhaawac weyn u geysto dhaqaalahooda iyo mashaariicdooda horumarineed.

Inkasta oo Sacuudiga , Qatar iyo Imaaraadka ay ku kala duwan yihiin sida adag ee Mareykanku ula macaamilayo Iiraan, haddana dhammaantood waxay isku raacsan yihiin in laga fogaado dagaal kale oo gobolka ka qarxa.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Wasiir Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

isniin  21 Sep 2026 {HMC}  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...