Gabdho Soomaali ah oo lagu eedeeyay xatooyo lacageed ayaa lagu baahiyay Baraha bulshada Ee Aqalka Cad ee Mareykanka.

Khamiis 28, May 2026 {HMC}  Sawirada labo gabdhood oo Soomaali ah laguna eedeeyay xatooyo lacageed oo lagu baahiyay Baraha bulshada Ee Aqalka Cad ee Mareykanka.

Laba gabdhood ee Soomaali Ah ayaa la kala magacaabaa Shamso Axmed Xasan iyo Xanaan Mursal Yusuf,kuwaasi oo Ku Eedeysan inay Xadeen lacag gaareysa ilaa $21 milyan oo Dollar.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...