DFS oo sheegtay in ay kala dirtay xubnihii awooda badnaa ee loo yaqaanay C6+ 10 June 2025.

Axad 24 May 2026 {HMC} Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa 10 June 2025 sheegtay in ay kala dirtay xubnihii awooda badnaa ee loo yaqaanay C6+ oo ka koobnaa US, UK, EU, AU, IGAD, UN + Ethiopia, Kenya, Sweden.

Hada oo ah waqti Xasaasi ah oo aan heshiin laga gaarin doorashada waxaa miiska wada hadalka lagu arkay US, UK, EU iyo Turkiga ilaa iyo hada.

Hadaba ma dhaqangalay kala diristii C6+ mise wali dhabta lama gaarin? mise intii kale Turkiga ayaa badalay?

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...