Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wada-hadallo La Yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain.

Arbaco 11 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wada-hadallo la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain, Ed miliband, oo ay kaga hadleen xaaladda amniga Soomaaliya, xaaladda bani’aadannimo iyo dadaallada lagu heli karo maalgelinta la xiriirta isbeddelka cimilada.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu uga mahadceliyey dowladda UK taageerada joogtada ah ee ay Soomaaliya ka siiso arrimahan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

“Mararka Qaar Cadowgaaga Ayaad Saaxiib La Noqotaa”

Arbaco 11 Nov 2026 {HMC} Axmed bin Xuseen Al-Mutanabbi, oo ahaa abwaan Carbeed noolaa qarnigii 10-aad, kana mid ah hal-abuurayaashii ugu caansanaa suugaanta Carabta,...