Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Gorgor ee Baraawe.

isniin 2 Nev 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la geeyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Gorgor.

Taliyaha ayaa saraakiisha iyo ciidamada kala hadlay xaaladda amni iyo muhiimadda ay leedahay diyaar-garowga iyo gudashada waajibaadka qaran.

Booqashada ayaa ku soo beegmaysa xilli ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee Uganda ay qorsheynayaan inay ka baxaan Baraawe, iyadoo ciidamada Soomaaliyeed ay la wareegayaan mas’uuliyadda amniga magaalada.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

{DAAWO SAWIRADA} Kulan ka dhan ah Hirshabelle oo lagu taageeray Ugaas Yuusuf.

Axad 1 Nev 2026 {HMC} Switzerland: Kulan ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland, kaas oo looga soo horjeeday...