Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Markabka Qodaya Shidaalka Soomaaliya.

Jimco 16 Oct 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka.

Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqada la qabtay, natiijooyinka laga gaaray howlaha qodista shidaalka iyo guulaha horudhaca ah ee muuqda, kuwaasi oo qayb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo khayraadka shidaal ee ku jira biyaha Soomaaliya.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee ka soo dhex muuqday kooxda Arsenal.?

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Haddii aad daawanaysay cayaartii Champions league ee ay fiidnimadii Talaadada Arsenal garoonkeeda Emirates kula yeelatay kooxda Lille, Maalik Hashi...