Axad 24 May 2026 {HMC} Kulanka ayaa diirada lagu saaray dardargalinta dib u xureeynta deegaanada AS kaga suganyihiin Hirshabeele dowlad wanaaga iyo taageerada ay u hayaan dowlada iyo laamaha amniga.
Xubnaha kulanka ka qeybaglay iyo Madaxweynaha ayaa hoosta ka wada xariiqay muhimada amniga caasimada iyo in laga wada shaqeeyo xoojintiisa
Odayaasha Beesha Ciise Harti ayaa sidoo kale ka mahadceliyay doorka Xukuumada èe horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Madaxwyenaha ayaa dhinaciisa sheegay in doorka Odayaasha dhaqanka ee nabada uu yahay mid ay dawladda ka mahad celineyso loona baahanyahay in laga wada shaqeeyo si isku duubni iyo wadajir leh

