Xulka Spain oo qaadday Koobka Adduunka 2026. kadib karkii hal iyo ebar kaga adkaatay Xulka Argentina.

Isniin 20 July 2026 {HMC} Xulka qaranka Spain ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu 1-0 kaga adkaaday xulka qaranka Argentina ciyaartii kama dambaysta ahayd ee lagu ciyaaray garoonka New York New Jersey Stadium.

Kulanka ayaa ahaa mid aad u adag oo xamaasad badan, waxaana goolka guusha Spain la dhaliyay waqtiga dheeriga ah.

Guushan ayaa u suurtagelisay Spain inay ku guuleysato koobkeedii labaad ee Koobka Adduunka, iyadoo markii ugu horreysay ku qaaday sanadkii 2010.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee ka soo dhex muuqday kooxda Arsenal.?

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Haddii aad daawanaysay cayaartii Champions league ee ay fiidnimadii Talaadada Arsenal garoonkeeda Emirates kula yeelatay kooxda Lille, Maalik Hashi...