Wiil iyo abtigii ayaa lagu dilay caawo Magaalada baardheere ee Gobolka gedo.

Sabti  30, May 2026 {HMC}  Wiil iyo abtigii ayaa lagu dilay caawo Magaalada baardheere ee Gobolka gedo.

Faah faahin buuxdo lagama helin sababta keentay dilka foosha xun ee caawa ka dhacay Dagmada Baardheere.

Raggii dilka gaystay ayaa lagu guuleystay in la qabto sida ay sheegeen dad goobjoog ah waxaana hada gacanta ku haayo ciidamada amaanka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Roobabku Saameeyeen Xarardheere.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Saameeyeen Roobabka ka Da’ay Xarardheere Xarardheere, 16 Oktoobar 2026 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo...