Spain oo ka reebtay xulka Portugal koobka Adduunka.

Talaado 7 July 2026 {HMC} Ciyaar xiiso badan oo u dhaaxaysay Spain iyo Portugal ayaa dhammaadkii ciyaarta oo hal daqiiqo ay dhaaftay uu ciyaaryahanka Mikel Merino uu u dhaliyay goolkii guusha xulkiisa, taasi oo soo afjartay rajadii Ronaldo ee koobka Adduunka.

Dhankooda xulka Ingiriiska ayaa ka adkaaday mid kamid ah martigaliyayaasha oo ah Mexico, kadib 3:2 ay ugu awood sheegteen xulkaasi Waqooyiga Ameerika.

Labada xul ee Spain iyo Ingiriirska ayaa u gudbay wareega 8-da Koox, waxaana Ingiriisku uu wareegaasi ku wajihi doonaa xulka reer Norway, Halka Spain ay sugayso Maraykanka iyo Blgium cidda soo baxda.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Erdogan oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan ku wajahneyn Iiraan ama Israa’iil.

Jimco, 25 Seb 2026 {HMC} Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Heshiiska Difaaca Wadajirka ah ee Maka ee u dhexeeya Turkiga, Bakistaan iyo...