Soomaaligii labaad oo ka qayb galaya Koobka Adduunka.

Arboco 13 May 2026 {HMC} Soomaaligii labaad ayaa sanadkaan ka qayb galaya Koobka Adduunka, balse markaan wuxuu matali doonaa dalka Sweden.

Ciyaaryahanka Taha Ali ayaa lagu soo daray xulka qaranka Sweden ee ka qeyb geli doona tartanka Koobka Adduunka.

Horay waxaa taariikhda u galay garsoore Omar Artan, oo ah wiil Soomaali ah kana mid noqday garsoorayaashii Koobka Adduunka.
Waa guul iyo sharaf kale oo ay Soomaalidu ka gaareyso fagaaraha caalamiga ah.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Hirshabeelle oo Sheegtay in Rag Hubeysan oo Rasaas ku Furay Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo ku sugnayd Garoonka Beledweyne.

Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Hirshabeelle ayaa sheegtay in rag hubeysan oo ku sugan gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne ay galabtii Arbacada ahayd rasaas...