Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, oo la kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Jimco  29, May 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada barakeysan ee Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ahna Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada, Amiir Mohammed bin Salman bin Abdulaziz Al Saud.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa kamid ahaa masuuliyiinta sanadkan gudanayay waajibaadka Xajka, waxaana kulanka lagu adkeeyey xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya.

Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa uga mahadceliyey Dowladda Sacuudiga adeegyada iyo martigelinta wanaagsan ee loo fidiyey xujeyda sanadkan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Roobabku Saameeyeen Xarardheere.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gurmad u Fidiyay Qoysas ay Saameeyeen Roobabka ka Da’ay Xarardheere Xarardheere, 16 Oktoobar 2026 – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo...