Manchester United oo si rasmi ah ula saxiixatay khadka dhexe ee Andrey Santos iyo Youri Tielemans.

Jimco 17 July 2026 {HMC} Kooxda kubada Cagta ee Reer ingiriis Manchester United ayaa si rasmi ah ula saxiixatay khadka dhexe ee Andrey Santos iyo Youri Tielemans.

Labada ciyaaryahan ayaa qalinka ku duugay heshiisyo soconaya illaa Juun 2031. Santos, oo 22 jir ah, ayaa kaga soo biiray Chelsea, kadib xilli-ciyaareed wanaagsan oo uu soo qaatay.

Tielemans ayaa isna ka yimid Aston Villa. Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa khibrad weyn u leh horyaalka Ingiriiska, wuxuuna dalkiisa u saftay 90 kulan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee ka soo dhex muuqday kooxda Arsenal.?

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Haddii aad daawanaysay cayaartii Champions league ee ay fiidnimadii Talaadada Arsenal garoonkeeda Emirates kula yeelatay kooxda Lille, Maalik Hashi...