Ilhaan Cumar oo ku dhawaaqday in ay mar kale u sharraxan tahay Aqalka-hoose ee ‘Congress Mareykanka.

Sabti  30, May 2026 {HMC} Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku dhawaaqday in ay mar kale u sharraxan tahay Aqalka-hoose ee ‘Congress’ dalkaas, iyada oo tan iyo 2018 meteleysa degmada shanaad ee Minnesota.

Ilhaan iyo mas’uuliyiinta kale ee dalal kale ku dhashay ayaa se markan wajahaya olole xooggan oo ah ‘America First’, iyada oo Xil.Nancy Mace oo hormuud u ah kacdoonkan ay ku doodeyso in ay tahay in xilal ka sare ee dalka loo xidho muwaadiniinta ku dhashay Mareykan (natural-born) iyada oo la sheegey in ay leeyihiin daacadmimo dhammaystiran,

 

Halka muwaadiniinta ku dhashay dalal kale ee qaatay dhalashada (Naturalized citizens) ay yeelan karaan daacadnimo laba geesood ah oo ay jecel yihiin halkii ay xudduntoodu taallay.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan.

Muqdisho, 22 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan...