Dowladda Jabuuti oo garab-istaagtay Garsoore Cumar Cartan.

Talaado, 9 June 2026 {HMC} Waaiirka Maaliyada Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaleh, ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay in uu Basaboor siiyo Garsoore Cumar Cartan. “Mar walba wa naga hiil walaal” ayuu yiri.

Jamhuuriyadda Jabbuuti ayaa garab-istaagtay Garsoore Cumar Cartan, iyada oo Wasiirka Maaliyadda, Ilyaas Dawaleh uu sheegey xataa in ay ku taageerayaan Baasaboorkooda.

“Dhammaanteen waxaan garab taagan nahay Cumar Cartan.” — Ayuu Wasiir Dawaleh ku qoray X, markaas ayaa qof weydiiyey in ay ku taageerayaan Baasaboorka Jabbuuti oo safka hore kaga jira kuwa ugu qaddarinta badan Afrika, wuxuuna ku jawaabay; “Mar walba waa naga Hiil-waal.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...