Ciyaartooyda Xulka qaranka Iiraan oo sii dhun kaday Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah.

Sabti 6, June 2026 {HMC} Waa qaabka ay Dowladda Iiraan u sagootisey ciyaaryahannadeeda uga qayb-geleya Koobka Adduunka oo degeya dalka Mexico — dhammaantood waxa ay sii dhun kadeen Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, weyna sii qaateen

Telefishinka dawladda Iiraan ayaa laga baahiyay muuqaalka ciyaaryahannada iyo kooxda xulka kubadda cagta ee Iiraan ku matalaya koobka adduunka, iyadoo dhammaan ciyaaryahannada iyo xubnaha kooxda ay dhunkanayaan kitaabka Quraanka kariimka ee qowlka Eebe.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Tirada maraakiibta lagu weeraray Marinka Hormuz oo gaartay heerkii ugu sarreeyey

Sabti 17 Oct 2026 {HMC} Tirada maraakiibta sheegay in lagu weeraray gudaha iyo hareeraha Marinka Hormuz ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay abid. Falanqayn ay samaysay...