Ciyaartooyda Kooxda PSG oo loo balan qaaday Calaa Ciyaartooy Halmalyan oo Yuuro haddii ay ku guuleystaan koobka Champions League

Sabti 30 May. 2026 {HMC} Wargeyska Faransiiska ka soo baxa ee L’Équipe ayaa shaaca ka qaaday isagoo ka faalloonaya ciyaarta kama dambeysta tartanka kubadda cagta kooxaha Yurub ee UEFA Champions League in ciyaaryahan kasta oo ka tirsan kooxda Paris Saint-Germain (PSG) uu heli doonaa 1 milyan oo Yuuro haddii ay ku guuleystaan koobka Champions League, oo ay la ciyaarayaan Arsenal, isla sidan oo kale ayuu wargeysku sheegay in ciyaaryahannada PSG ay heleen lacagtan, markii sannadkii hore ay ku guuleysteen.

Ciyaaryahannada PSG, waxay saacad ka dib galayaan garoonka iyagoo raadinaya guul iyo lacag, halka ciyaaryahannada Arsenal ay garoonka u galayaan inay sameeyaan taariikh.

Ugu dambayn, ma xasuusan doono magac iyo lacag midna , waxaa xasuusteena ciyaartay ka dib ku haraya keliya cidda dadaalkeeda dhammaystirta.

 

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan.

Muqdisho, 22 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan...