Arsenal oo Fiinaalka UEFA Champions League u gudub tay tan iyo 2006.

Dabaaldeg weyn ayay muujinayaan ciyaartoyda iyo shaqaalaha Arsenal.

Waxay gaadheen finalkoodii ugu horreeyay ee UEFA Champions League tan iyo 2006, waana markii labaad ee ay halkan soo gaadhaan taariikhdooda.

Ciyaartu ma ahayn mid aad u qurux badan, laakiin Gunners muhiim ayay u ahayd.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

WARARKA

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo Isku diyaarinaayo iscasilaad, Kadib guuldaradii Doorashada.

Jimco 6 Nov 2026 {HMC} Mid ka mid ah magacyada ugu muhiimsan maamulka Trump, ayaa isku diyaarinaya inuu is casilo, si uu u badbaadiyo...