Madaxweynaha Iiraan “Weligay madaxeena uma foorarin doonno cadowga.”

Isniin 11 May 2026 {HMC} Qoraal uu ku qoray boggiisa X, ayuu ku yiri: “Wadahadalada ama gorgortanku macnaheedu maaha in la qirto guuldarro ama dib u gurasho, laakiin ujeedadu waa in la gaaro xuquuqda qaranka Iiraan iyo in la difaaco danaha qaranka.”

Iiraan waxay jawaabteeda u dirtay soo jeedimaha ay soo bandhigtay maamulka.

Donald Trump Axaddii iyada oo loo marayo Pakistaan. Sida laga soo xigtay warbaahinta dawladda Iiraan, Tehran waxay dalbatay in la aqoonsado madaxbannaanida Iiraan ee marin biyoodka Hormuz iyo magdhowga khasaaraha ka dhashay dagaalka.

Idaacadda dawladda ee IRIB,ayaa saaka ku warantay in Iiraan ay sidoo kale dalbatay in Mareykanka uu soo celiyo hantida la xayiray iyo in laga qaado cunaqabataynta.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday jawaabta Iiraan isagoo ku tilmaamay “mid aan gebi ahaanba la aqbali karin”.

 

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

{DAAWO MUQAALKA} Somali Airlines oo Bilaabeyso duulimaadkeeda ugu horreeya Bisha soo socoto.

Axad 16 Aug 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay duulimaadkeedii ugu horreeyay sameyn doonto bisha...